Jaceyl cabsanaaya -2

Jaceyl Cabsanaaya -1

Jeceyl Cabsanaaya -Musalsal

JECEYL BAQAAYA WAA MUSALSAL CAJIIB AH ... WAAYO WAA NIN NAAG JECLAADAY HADANA LALA JECEYLYAHAY .. MUSALSALKAN HADII AAN IDIN KAAGA FAALODO ..WAXAA DHAB AH IN AAD KAHESHAAN.. SIDEEDABA NINKII JECEYL DHAB AH OO QAYAANO LAHEYN WADO AYAA NASIIBKIISA MAR WALIBA KU CAAWIYA IN UU JECEYLKIISA HELO... ..MUSALSALKAN SIDAA LEE AYUU KU SAABSAN YAHAY.. LKN  LASOCO.. ...MUSALSALKAN WAA CARABI!!..LKN HADII MUSALSALKAN LASOCOTID ..WAXAAN HUBAA IN AAD .. KU BARANEYSO CARABIGA HADII AAD KASEYN... THANKS 

QEYBTA 1 AAD LASOCO << /MUSALSAL/JACEYL-BAQAAYA/ 

Aktarka Hiritik ayaa xaqiijiyey in uu lahayn gabar saaxiib ah

Hrithik Roshan ayaa sheegay inuu yahay doob islamarkaana uusan wax saaxib la heyn xili Aktarka lagu xamanayay inuu xiriir laleeyahay Aktarada sanadka ee Filimka Krish 3 la waday Kangana Ranaut. Kadib markii uu la qaaday Sonam Kapoor heesta Dheere Dheere oo ka hadleysay doobnimada ayey wariyaasha weydiiyeen inuu saaxib leeyahay maadaama uu furay xaaskiisa labada caruur u dhashay. Hrithik Roshan ayaa ku jawaabay”kuma heysto nolasha qof saaxib ah haatan markan qof saaxib helo waan idinsoo gudbin doonaa ayuu yiri. Kadib waxaa loo celiyay su’aal ah inuu shukaansado Aktarada Kangana waana uu beeniyay isagoo dhahay” Alla Ilaahayow maxaan dhahaaa isagoo isku wareersan waxaa bad baadisay Aktarada Sonam Kapoor oo u jawaabtay wariyaasha”waa uu idin sheegay inuu yahay doob uusan saaxib laheyn.
Hrithik Roshan ayaa sheegay inuu yahay doob islamarkaana uusan wax saaxib la heyn xili Aktarka lagu xamanayay inuu xiriir laleeyahay Aktarada sanadka ee Filimka Krish 3 la waday Kangana Ranaut.
Hrithik-Roshan9
Kadib markii uu la qaaday Sonam Kapoor heesta Dheere Dheere oo ka hadleysay doobnimada ayey wariyaasha weydiiyeen inuu saaxib leeyahay maadaama uu furay xaaskiisa labada caruur u dhashay.
Hrithik Roshan ayaa ku jawaabay”kuma heysto nolasha qof saaxib ah haatan markan qof saaxib helo waan idinsoo gudbin doonaa ayuu yiri.
Kadib waxaa loo celiyay su’aal ah inuu shukaansado Aktarada Kangana waana uu beeniyay isagoo dhahay” Alla Ilaahayow maxaan dhahaaa isagoo isku wareersan waxaa bad baadisay Aktarada Sonam Kapoor oo u jawaabtay wariyaasha”waa uu idin sheegay inuu yahay doob uusan saaxib laheyn.

Ballan Musalsal

Collage3 UPCOMING

Thuppakki af somali

Thuppakki (2012)

 |  ActionCrimeThriller  |  13 November 2012 (India)
7,8
Your rating:
  -/10 
Ratings: 7,8/10 from 13 492 users 
Reviews: 61 user | 9 critic
An army captain is on a mission to track down and destroy a terrorist gang and deactivate the sleeper cells under its command.

Director:

 
Share...

Nolol wanaagsan 3


Chennai express af somali












International Khiladi af somali













Cast


Himmatwala af somali













    Deewangee af somali







    Cast